Xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka FEIT oo beeniyeey Liiska u shaaciyey guddoomiyaha !!

Xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminayo Xogahayah Guddiga ayaa ka biya-diiday go’aanka Guddoomiyaha Gudiga  iyaga oo ku eedeeyay in uu qaaday tallaabo aan sharci ahayn, Waxayna sheegayn in xubnaha guddigana uusan kala tashan liiska uu soo saaray.

Waraaq ay soo saarayn Xubnahaan ayaa u qurnaa sida hoos ku xusan :-

- Advertisement -