Wasiirka Waxbarashada oo sheegay in si khaldan loo fasiray hadal uu Warbaahinta siiyey
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa ka daba tegay hadal kasoo yeeray oo ku saabsanaa inaysan wasaaradiisu...