Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya
Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa galabta casar gaabadkii ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon caan ah. Nabadoonkan oo magaciisa la oran jiray Shiikh Saleebaan Abiikar Fooldheere...