Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed oo geeriyooday
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. C/wali Jaamac Gorod ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii, eheladii, Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...