Qalbi-dhagax oo saaka lagu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)
Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa saaka gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee...