Xildhibaankii Sedexaad oo isaga baxay Xisbiga UPD uu hogaamiyo Xasan Sheekh .
Waxaa sii kordhaya Xildhibaanada isaga baxaya kamid ahaanshaha Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka ee UPD uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Guddoomiyihii hore...