Allbanaadir.com
NEWS

Diyaarad siday Maxaabiis oo ka soo degtay garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirada)

Maxaabiis Soomaaliyeed  oo dhawaan Dowladda Hindiya ku wareejisay dowladda Soomaaliya goor dhow ka soo degay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Maxaabiistaan ayaa qaarkood muddo waxay ku xirnaayeen dalka Hindiya sanado badan, iyadoona loo heystay dambiyo kala duwan oo burcad badeednimo ay ku jirto.

Tiradda maxaabiistan oo gaareyso 76 ayaa waxaa garaoonka Aadan cadde ku soo dhoweeyey Wasiiro, Xildhibaano iyo Madax kale oo dowladda ka tirsan.

Sii deynta Maxaabiistaan oo muddo badan ku xirnaa xabsi ku yaalla magaalada Mumbai ayaa timid ka dib markii dhawaan ay heshiisyo dhanka isdhaafsiga Maxaabiista ay wada galeen dowladaha Hindiya iyo Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com  

Related posts

Firir Gantaal oo ku dhacay guri uu degan yahay Madaxweynaha dalka Ukraine

Cabdi Cade

Puntland oo ugu baaqday in uu isa soo dhiibo Cabdiraxmaan Faahiye oo…

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo saakay u duulay Itoobiya iyo ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---