Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Axmed Madoobe oo xariga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Kismaayo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Xariga ka jaray Xarumo si casri ah loo dhisay oo ay ku shaqayn doonan qaar ka mid ah Wasaaradaha Maamulkiisa.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in dib u dhiska wadanka ay ka qayb qaadanayso in dib loo dhiso Xarumaha dowlada taasoo oo sidoo kale kor u qaadaysa bilicda magaalooyinka.

Dadweynaha ayuu sidoo kale Madaxweynahu ugu baaqay in ay dhaqaalahooda u huraan dalka oo ay maalgaliyaan si ay uga maarman dalalka shisheeye oo qaar badan oo ka mid ah dhal-dhalaalka lagu arkay ay sababtay in loo tahriibo taasoo dib u dhac ku ah dalkeena.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Khayre oo tababar u furay Ciidamadii Galmudug ee dhowaan la qaramaeeyey (Sawirro)

Caydiid Ali

Cabdi Xaashi oo qoraal kama dambeys ah gacanta u geliyey RW Rooble (Akhriso)

Caydiid Ali

Isdiiwaangelinta musharaxiinta doorashada gudoonka Baarlamanka oo bilaabaneysa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---