Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaweynaha cusub ee Puntland oo amar deg deg ah soo saaray (Akhriso)

Qoraal goordhaw kasoo baxay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu amray in dhamaan la joojiyay wax qarash ahna aan laga bixin karin lacagaha maamulka ee yaala Bangiyada iyo Xawaaladaha.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa qoraalka uu soo saaray lagu amray in wax lacag ah aan laga bixin karin dhamaan akoonada Puntland ku leedahay Bangiyada iyo Xawaaladaha, waxaana amarkan cusub lala socodsiiyay Wasaarada Maaliyada, Bangiyada iyo Xawaaladaha.

Halkan ka Akhriso Amarka kasoo baxay Madaxweyne Deni

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dagaalyahanada Al Shabaab ee lagu qabto Howlgalada Milatari oon Xabsi la geyn doonin

admin

Dowlada Somalia oo si kulul u beenisay War laga sii daayey Warbaahinta gudaha (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyey iney Ukrine ku laayeen dad shacab ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---