Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Xiliga la caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee K/Galbeed oo lagu dhawaaqay

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Qabanqabadda Xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha maamulkaasi oo lagu wado iney inay dhacdo 16-ka bishan.

Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka mid ah xubnaha Guddiga loo xilsaaray ka shaqeynta Xaflada Caleema-saarka Madaxweyne Lafta-gareen oo ay ka qeyb geli doonaan madaxda sare ee federaalka, wakiilada beesha caalamka iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Geerida Janaraal Maxamed Nuur Galaal

Cabdi Cade

Kenya oo dib u dhigtay fulinta heshiis ay la gashay dowlada Somalia (Sababta)

Caydiid Ali

Shariif Xasan oo goordhaw Wariyaasha isugu yeeray iyo Warar kala duwan oo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---