Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Dayuurad ka baxday wadadii ay ku ordeysay oo shil naxdin leh ku gashay Trabzon Airport

Dayuurad ayaa ka baxday waddadii ay ku ordaysay, xili ay ka duuleysay garoon dayuuradeed oo ku yaalla magaalada Trabzon ee Turkiga

dayuurada ku sigatay inay afka hore la gasho ama gebi ahaanteed ku dhacdo badda.

Lama soo sheegin rakaab ama shaqaale wax ku noqday shilkaas. Waxaa loo malaynayaa in shilkan ay sababtay shimbir ku dhacday mid ka mid ah matoorada dayuurada.

Shirkadda Pegasus ayaa waxay sheegtay in dayaaraddan oo nooceedu ahaa Boeing 737-800 ay isaga kala gooshaysay magaalooyinka Ankara iyo Trabzon.

Dayuuradan ayaa waxa soo gaartay waxyeelo kala duwan waxaana haatan la qiimeynayaa iney mar kale shaqeyn karto iyo in howlgal laga dhigo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo sii deysay labo Dhaqtar oo mudo Afduub ahaan u heesteen

Cabdi Cade

Maamul Cusub oo loo magacaabay Degmada Afgooye (Akhriso Magacyada)

Cabdi Cade

Xogo cusub oo ku Aadan Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo la Ogaaday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---