Hogaamiyaasha Maamul goboleedyada oo kasoo horjeestay Go’aan kasoo baxay Maxkamada sare (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa War Murtiyeed kasoo saaray Kuraasta ka banaan  Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya, waxa ayna Goluhu kasoo horjeesteen go’aan kasoo baxay Maxkmada sare.

Warka kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin in dib mar kale loo dhigo doorashada kuraasta ka banaan Aqalka hoose, waxa ayna sheegeen in doorashada kuraastaasi horey dib ugu dhacdday mudo 6-bilood ah.

Golaha ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin kana soo horjeedaan go’aan kasoo baxay Maxkamada sare ee dalka oo dib loogu dhigay doorashada kuraasta ka banaan Aqalka hoose, waxa ayna sheegeen in cadaadis kala kulmayaan beelaha iska leh kuraasta banaan.

Halkan ka Akhriso qioraalka kasoo baxay golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -