Musiibo dad badan ku dhinteen oo ka dhacday gobolka California (Daawo Sawirada)

Roob xoogan oo ka da’ay gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay in deegaano gobolkaasi katirsan uu dhulku go’ sidoo kale kusoo daataan dhagxaan waa weyn iyo dhoobo.

Deegaanada hada musiibadu ka dhacday ayaa ahaa dhulkii uu dabku ka kacay bishii hore , daadadkan xoogan iyo dhagxaan buuraha kasoo daatay ayaana jaray 30km oo ka mid ah jidka wayn ee halbawlaha u ah xeebta gobolka California .

Inta la xaqiijiyay 13-qof ayaa ku dhintay daadakan iyo dhul go’a ka dhacay gobolka California, waxaana jira dad badan oon wali kooxaha gurmadka aysan ku heyn nolol iyo geeri, waxaana la saadaalinayaa in khasaaraha intan uu kasii bato.

Waxaa socda howlgalo loogu gurmanayo dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay musiibadan, waxaana kooxaha gurmadka ay soo bad baadiyeen dad badan oo ku go’doomay guryhaooda oo soo dumay.

Mike Eliason oo ah afhayeenka waaxda dabdamiska ee deegaanka Barbara County. ayaa sheegay in jidadka kusoo daateen dhagxaan waa weyn oo buuraha kasoo dumay sidoo kale guryaha qaar ayba soo dumeen aas aaskooda.

Emergency personnel evacuate local residents and their dogs through flooded waters after a mudslide in Montecito, California, U.S. January 9, 2018. Kenneth Song/Santa Barbara News-Press via REUTERS

Firefighters clear a mud-blocked street in Los Angeles, California U.S. January 9, 2018. REUTERS/Lucy Nicholson
Abadoned cars stuck in flooded water on the freeway after a mudslide in Montecito, California, U.S. in this photo provided by the Santa Barbara County Fire Department, January 9, 2018. Mike Eliason/Santa Barbara County Fire Department/Handout via REUTERS

At least five deaths have been reported in southern California following a powerful overnight rainstorm that sparked flash floods and mudslides in areas devastated by fires last month. Thousands of people have been evacuated from their homes. Colette Luke has more.
At least 13 people have been killed in Southern California mudslides and that number is likely to increase as rescue workers comb through the debris, Santa Barbara County Sheriff Bill Brown told a news conference on Tuesday. Rough Cut (no reporter narration).

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -