Allbanaadir.com
NEWS

Xassan Shiikh oo soo dhoweeyey Sulemaan Xasan Waaberi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalka aanu walaalaha nahay Jabuuti Mudane SulemanĀ  Xasan Waaberi.

Sidoo kale Waaberi waa Madaxweyne ku xigeenka CAF iyo xubin ka tirsan Golaha FIFA (FIFA Council)

Madaxweynaha ayaa muujiyay sida Qarankeenna ugu faraxsan yahay ka mid noqoshada xubinnimada FIFA ee Jabuuti

Wuxuu sidoo kale sheegay inay ka go’an tahay is-dhaafsiga khibradaha xiriirka noocyada kala duwan ee ciyaaraha.

Kulanka uu Madaxweynaha la yeeshay Mudane SuleemaanĀ  Xasan Waaberi waxaa ku weheliyay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS, Gudoomiyaha xiririirka kubadda cagta Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo xiray Shirweyne Muqdisho ka socday

Cabdi Cade

Dayuurad hawada ku jirtay oo deg deg loo dejiyey Sabab yaab leh awgeed (Sawirro)

Caydiid Ali

Taliska Ciidanka booliiska oo War kasoo saaray Geerida G/sare Muuse Cabdulqaadir Idiris

Cabdi Cade
Taboola Ads ---