Allbanaadir.com
NEWS

Xassan Shiikh oo shir ugu yeeray Saddex madax Goboleed

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa kulan gaar ah iskugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed , kaasoo ka dhacaya Villa Somalia

Shirka maanta ka furmaya Villa Soomaaliya ayaa intiisa badan looga hadlayaa sida laga yeelayo ama loo qabanayo doorashooyinka Goleyaasha ee bilaha soo socda laga qabanayo Muqdisho iyo Maamulada dalka ka jira.

Ilo-wareedyo ayaa xaqiijiyay in sidoo kale shirkaan lagu jaan-goyn doono Saamilayda Siyaasadeed ee ka qeyb gelaysa Gogosha Madaxweyne Xasan dhigay iyo Xubnaha Ururada bulshada rayidka u fadhiisan doona Gogosha.

Haddii la jaan-gooyo xubnaha noqonaay Saamilayda Siyaasadeed ayaa waxaa suurtagel ah in uu dhasho buuq kale oo cusub iyadoo Madaxweyne Xasan horay looga dalbaday inuu cadeeyo qodobada shirkaas looga hadlayo.

Related posts

(Akhriso) Magacyada & Qabiilada musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Ambo baxay furumaha Dagaalka ka dhanka Al Shabaab

Cabdi Cade

Magaalada Adis Ababa oo lagu qabtay Hub kala duwan iyo ragii watay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---