(Akhriso) Magacyada & Qabiilada musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey diiwaangelinta musharrixiinta madaxtinnimada Soomaaliya oo socotay saddex maalmood.

Guddiga doorashada ayaa diiwaangeliyey 39 musharrax, waxaana la filayaa inay berri musharrixiinta billaabaan inay xildhibaanada u jeediyaan khudbadahooda.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA IYO QABIILADA MUSHARAXIINTA OO DHAMEYSTIRAN

  1. Shariif Shiikh Axmed (Abgaal)
  2. Hassan Sh.Maxamuud (Abgaal)
  3. Dahir Maxamud Gelle.(Abgaal)
  4. C/qadir Cosoble Cali (Abgaal)
  5. C/laahi Cali Xasan(Abgaal)
  6. Jamaal ibraahim Cabdi (Abgaal)
  7. Cadow Cali Gees (Abgaal)
  8. Maxamed Cabdiraxman Siriini (abgaal
  9. Cumar Cabduqaadir Axmad (Abgaal)
  10. Jabriil Ibraahim Cabdule (Abgaal)
  11. Nucmaan Sh.Tuurre (Abgaal)
  12. Thabit cabdi Maxamed (Abgaal)
  13. Abukar Aadan Cade (Ujeejeen)
  14. C/raxman C/shakur (Habar Gidir)
  15. C/raxman Ablaal (Habar Gidir)
  16. Saciid Ciise Maxamuud (Habar Gidir)
  17. Axmad Geele Xaaf (Habar Gidir)
  18. Mahad Ahmed Diriye (Habar Gidir)
  19. Maxamuud Daahir Aweys (Habar Gidir)
  20. C/Karim Xusen Guled (Habar Gidir)
  21. C/naasir Cabdulle Maxamed (Habar Gidir)
  22. Xasan Cali Kheyre (Murusade)
  23. Eng.Cabduqadir Jahwayn (Murusade)
  24. Cismaan Xasan Wehliye (Murusade)
  25. Dr.Husein Abdi Nunow (Gaaljecel)
  26. C/Nur Sh.Maxmed (Xawadle)
  27. Saciid Cabdullahi Deni (Majeerteen)
  28. Maxamed Amiin faarax (Majeerteen)
  29. Maxamad C/lahi Farmajo (Marexan)
  30. Cabdi Cali Xasan (Mareexaan)
  31. Sakariye Maxmuud Xaaji (Leelkase)
  32. Bashiir Xaji Cali (Dhubahante)
  33. C/raxman Maxmad Cabdi (Dhubahante)
  34. Mukhtaar Maxamad Sayid (Ogaadeen)
  35. Ridwaan Xirsi Maxamad (Isaaq)
  36. Fowziya Xaaji Yuusuf (Isaaq)
  37. Cabduqadir Sh.Cali Baqdadi (Surre))
  38. Cabdi Aadan Hoosow (Raxanweyn )
  39. Maxamad Cabdi Kuusow Raxanweyn )

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -