Allbanaadir.com
NEWS

Taliska Ciidanka Booliska DF oo sheeko cusub keenay (Akhriso)

Taliska Booliska Dowlada Somalia ayaa Ganacsatada, shirkadaha iyo Ajaaniibta ku wargeliyat inay u Hogaansamaan talaabooyinkan lagu xaqiijinayo Amaanka ayna iska diiwaan xarunta CID si ay u qaataan warqada dambi la’aanta wax loogu yeeray.

Talaabadan ayaa lagu tilmaamay iney tahay qorshe cusub oo dhaqaale looga sameynayo bulshada gaar ahaan heyadaha iyo ganacsatada magaalada Muqdisho.

Maanta ayey aheyd markii ay Wasaarada Caafimaadka ay ka laabatay amar sheegayey in talaalka cudurada qaarkood ay qaataan dadka ka dhoofaya iyo kuwa ka soo degaya garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho markii si weyn looga hor yimid.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOOLISKA

 

Related posts

Qatar oo shaacisay inay heshiis cusub dhex dhigtay Israa’iil iyo Xamaas

Caydiid Ali

Koongareeska Mareykanka oo heshiis KMG ah ka gaaray arrin muhiim ah

Cabdi Cade

(Sawirro) Taiwan oo Xafiis diblomaasi oo rasmi ah oo ka furatay Somaliland

Caydiid Ali
Taboola Ads ---