Allbanaadir.com
NEWS

Saraakiil katirsan ciidanka Daraawiishta oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Taliyaha Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha S/ guuto Cabdulaahi Xasan Bariise ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil loo Tababar inaay Ciidanka Ka mid Noqndoona Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed kuwaas oo mudo Tababar ugu socday Dalka Jabuuti

Wafdiga Saraakiisha waxaa Hoggaaminaaya Taliyaha Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha S/ guuto Cabdulaahi Xasan Bariise oo ay wehliyaan Taliyaha Hoggaanka Caafimaad Boliiska S/Guuto Cabdirisaaq Afguduud iyo G/dhexe Axmad Maxamed Axmad Taliyaha Hoggaanka Tababarada Ciidanka Boliiska .

Ciidanka Tababarka Loosoo xiraayo waa Dufcada 21 .aad ee Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaliyeed waxaana Tababarka Ciidankaan Iska Kaashadey Dowladaha Talyaaniga .Jabuuti iyo Soomaaliya oo Tababarka ka faa ideysanaysa

Ciidanka Tababarka Loo xirey ayaa Soo badhigey Wixii ay barteen ayadoo madaxdii ka qeyb gashay xafladaas ay aad ugu riyaaqeen Bandhi ay sameeyeen Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed

Related posts

Madaxweyne Macron oo Shahaado iyo Sharci siiyay Nin soo galooti ah oo Wiil yar bad baadiyay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Aktar Caan ahaa oo geeriyooday iyo Waxa sababay geeridiisa oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo bog cusub u fureysa xiriirka Kenya iyo RW Rooble oo shaaciyey..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---