Allbanaadir.com
NEWS

Wasaaradda Amniga oo iska fogeysay in uu la shaqeeyo Cabdullaahi Ganey

Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya, ayaa qoraal ay  soo saartay ku sheegtay in shaqada laga ceyriyay bishii Maarso ee sanadkii 2022-kii Abdullaahi Abdirahaman Aadan (Ganey) oo hadda sheegta in uu yahay Madaxweynaha Hiiraan State.

Ninkan ayaa dhawaan howlgal ciidanka sirdoonka milatariga Soomaaliya ka fuliyeen gurigiisa oo kuyaalla Baladweyn waxa ay kasoo heleen ID- card uu ku qoran yahay in ninkan yahay lataliye katirsan Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Abdullahi Ganey, ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeysay in uu taagerayo ciidamada Itoobiya uuna wado abaabul maleeshiyaad uu hubeenayo kuwas oo loo adeegsanayo hirgalinta danaha Itoobiya.

Related posts

Xildhibaano badan oo saf ugu jira la kulanka Ra’isul Wasaaraha cusub iyo ujeedka keenay

Cabdi Cade

Itoobiya oo markii ugu horeysay taariikhda yeelaneysa Raisul Wasaare Muslim ah

Caydiid Ali

Duqeyn ka dhacday kaniisad ku taala Gaza oo dad badan gabaad u aheyd (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---