Allbanaadir.com
NEWS

DF oo shaacisay shuruudaha tartanka shirkadaha Xajka

Waxaa maanta kulan koodii uga horeeyey yeeshay Gudiga adeega xajka  wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS.

Shirka oo uu Shir gudoominaayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo ah Gudoomiyaha Gudiga Adeega Xajka Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) ayaa u jeedkiisu ahaa in ay isbartaan xubnaha Gudiga Adeega Xajka iyo habsami u socodsiinta Hawlaha Gudiga.

Gudigan Adeega Xajka ayaa waxaa maalintii shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.

Guddiga Adeega Xajka  ayaa shaaciyey tartanka shirkadaha diyaaradaha ee daneeya Davila xujeyda Soomaaliyeed ee sanadka 1446/2025 iyo shuruudaha laga doonayo tartamayaasha.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Related posts

DEG DEG: Ciidanka gaarka ah ee Maraykanka oo howlgal ku dilay hogaamiyihii Kooxda Daacish

Caydiid Ali

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe & danjiraha cusub ee Britain? (Sawirro)

Caydiid Ali

QM oo War cusub ka soo saartay Markab shidaal sida oo quusi raba xeebaha Yemen (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---