Allbanaadir.com
NEWS

Shariif & Xildhibaanada Hawiye oo kulan xasaasi ah yeeshay

Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ku matala Baarlamaanka labada Aqal ayaa maanta shir ku yeeshay Guriga Madaxweynihii Hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed

Waxaa looga hadlay xaalada dalka iyo dhibaatada heysata Shacabka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda Muqdisho.

Ilo wareedyo ku dhow dhow kulanka ayaa sheegaya in Xildhibaannada ay si weyn uga hadleen culeyska ay wajahayaan ganacsatada, gaar ahaan dhinaca dowladda iyo sidoo kale kuwa uga imaanaya dhanka al shabaab oo bilaabay burburin iyo hanjabaad ay ku hayaan ganacsigooda.

Falanqeyn dheer kaddib Xildhibaannada ayaa isku raacay in la dhageysto cabashooyinka ka imaanaya qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Ganacsatada, loona istaago sidii wax looga qaban lahaa culeysyada jira sida ay sheegayaan ilo ku dhow kulankaas.

Related posts

Khilaaf meel adag gaaray oo ka taagan dib u dhiska Suuqii gubtay ee Hargeysa

Caydiid Ali

Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo dhexmaray Wakiilka QM ee Somalia & danjiraha Imaaraadka?

Caydiid Ali

Odayaal kasoo jeeda beesha Murusade oo Xasan Sheekh kala hadlay arrin muhiim ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---