Allbanaadir.com
NEWS

Maxkamadda G/Banaadir oo ku dhawaaqeysa maanta go’aanka kiis musuq ah oo loo heesto Masuuliyiin baxsad ah

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqi doonta go’aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah hey’adaha dowladda Soomaaliya oo dambiyo ku eedeysan.

Masuuliintan maanta go’aanka laha soo saarayo ayaa ku eedeysan kiisas musuq maasuq ah, masuuliyiintaas oo gaareysa 12 qof waxaa kamid ah agaasimayaashii hore ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda Korneel Maxamed Aadan Koofi iyo Cabduqaadir Cilmi Cali (Cabdul).

Maxkmadda gobolka Banaadir ayaana masuuliyiintan ku eedeysan musuqmaasuqa go’an ka gaareysa iyaga oo dalka ka maqan baxsadna ah , waxaana aad loo sugayaa natiijada uu ku dambeyn doono kiiskan.

Related posts

France u yeertay danjirihiisa Turkiga iyo xiisada labada dal cirka isku shareertay

Caydiid Ali

Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!

Cabdi Cade

Madaxweyne Waare oo soo saaray wareegto xilka looga qaaday taliyeyaal ciidan (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---