DF oo digniino & talooyin ka bixisay khataro ku soo wajahan qeybo ka mid ah dalka

𝗗𝗶𝗴𝗻𝗶𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗮𝗹𝗮 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻 𝗸𝘂 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗙𝗮𝘁𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗱𝗼 𝗹𝗮 𝗳𝗶𝗹𝗮𝘆𝗼 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘀𝗯𝘂𝘂𝗰𝗮 (𝟮𝟯 – 𝟮𝟵 𝗔𝗽𝗿)-𝟮𝟬𝟮𝟰

➤ Todobadda casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu danbeya bisha Abriil 2024ka 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝘀𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮 𝘀𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮-𝗴𝗮𝗹𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗳𝗮𝘁𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗶𝘀𝘂𝗴𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗼 𝗸𝗮 𝘆𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗼𝗴𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗿𝗼𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar ka mid ah degmooyinka dalka Sida; 𝗝𝗼𝘄𝗵𝗮𝗿, 𝗕𝗮𝗹𝗲𝘁𝘄𝗲𝘆𝗻, 𝗕𝘂𝗹𝗮𝗯𝘂𝗿𝗱𝗲, 𝗟𝘂𝘂𝗾, 𝗗𝗼𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗯𝗶𝗴𝘂 𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻.

➤ Degmooyin ka mid ah gobolada 𝗕𝗮𝘆, 𝗕𝗮𝗸𝗼𝗼𝗹, 𝗚𝗮𝗹𝗴𝘂𝗱𝘂𝘂𝗱, 𝗚𝗲𝗱𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝘂𝗯𝗮𝗱𝗮-𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 ayaa waxaa aad u sareeysa suurtagalnimada ah in ay fatahaado ka dhacaa ay saameeyndoonaan nolosha iyo hab-nololeedka bulshooyinka ku nool degmooyinkaas.

➤ Degmooyinka kor ku xusan waxay wajihi doonaan khataro  ka imankarta Fatahaada webiyada iyo daadadka ay togagu soo rogaan.

➤ Waxaa sare u soo kacaya heerka biyaha wabiyada Shabeele iyo Juba taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka da’aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia.

𝗛𝗮’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗗𝗠𝗔 oo Horay u soo saartay 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗞𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗛𝗮𝗹𝗶𝘀-𝘄𝗮𝗱𝗮𝗿𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 Saadaasha Roobab ka iyo digniino  sanadkii tagay  ee 2023 roobabkii ma hiigaanka ahaa oo dalka ka da’ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaada 𝗘𝗹𝗡𝗶ñ𝗼  , ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay 𝗗𝗶𝗴𝗻𝗶𝗶𝗻𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝗹𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻  si loogu feejignaado saameynta 𝗿𝗼𝗼𝗯𝗸𝗮 𝗚𝘂𝗴𝗮 ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed. Insha Allah

HOOS KA DAALACO QORAALKA HEYADDA

- Advertisement -