Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Ramaphosa oo aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Somalia

Madaxweynaha Dalka Koonfur Africa Cyril Ramaphosa ayaa waraaqihii Aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Maxamed Shiikh Isaaq Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday Dalka koonfur Africa.

Maxamed Sheikh isaaq ayaa noqonayo Safiirkii Afaraad ee Dowladda Soomaaliya u soo magacowdo Dalka koonfur Africa tan iyo markii dowladda soomaaliya iyo dowladda koonfur Africa isku Afgarteen in Soomaaliya Safaarad ka furato Dalka south Africa Sanadkii 2013

Safiirka Cusub ayaa lagu wadaa inuu kor u qaado xiriirka u dhaxeeyo labada waddan, Wax kaqabashada Dhibaatòoyinka loo geysto ganacsatada iyo dadka kale ee Soomaaliyeed ee dalkaas ku dhaqan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Jeneraal Odawaa iyo Jeneraal Biixi oo laga wareejiyay xilalkii ay hayeen (Sawirro)

Cabdi Cade

Midowga Africa oo dalbaday in ciidamada AMISOM aan xiligan laga saarin Somalia

Caydiid Ali

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo goor dhow ku geeriyooday Nairobi

Caydiid Ali
Taboola Ads ---