Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xassan Shiikh oo shacabka ugu hambalyeeyey Ciida, kana hadlay xaalada dalka (Daawo)

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada Ciidul Fitriga  ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo maanta ku ekeyd

Xassan Shiikh ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, dagaalka Al shabaab, arrimaha doorashooyinka, dastuurka, khilaafka Somalia iyo Itoobiya iyo waliba Ilaalinta madaxbanaanida.

HOOS KA DAAWO KHUDBADA XASSAN SHIIKH

Related posts

Somaliland oo daah furtay Barnaamij Xaddidaya Xawaaraha Gaadiidka (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farnaajo oo Saxiixay Sharci Guddi cusub lagu dhisay

Cabdi Cade

Aabaha dhalay nin lagu dilay Muqdisho oo codsi qiiro leh u diray madaxda DFS

Cabdi Cade
Taboola Ads ---