Allbanaadir.com
NEWS

(Akhriso) Dowlada Somalia oo farxisay shaqaalaha rayidka ah Wasaaradaha

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargalineysaa uguna Hambalyeyneysaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Hay’adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha Gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay fasax yihiin, Ciidul Fidriga Ciidda Soon Fur 2024 muddo (2) labo maalmood ah oo ka bilaabaneysa maalinta Arbacada oo ay Taariikhda tahay 10/04/2024, kuna eg Maalinta Khamiista 11/04/2024.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA

Related posts

DF oo Shaacisay magacyada Saraakiisha Al Shabaab laga dilay, kuwa la dhaawacay iyo kuwa is dhiibay

Cabdi Cade

Nabadoon Saalax Maxamuud Cali oo saakay la dilay iyo ragii dilay oo…

Cabdi Cade

Xoogaga Ahlusunna oo galay Dhuusamareeb iyo rasaas goos goos ah oo la maqlayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---