Allbanaadir.com
NEWS

Muxuu agaasime Sanbalooshe ku soo arkay xarunta dhexe ee NISA? (Daawo Sawirro)

Agaasimaha cusub ee NISA Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe ayaa booqday xarunta Hay’adda.

Mahad Maxamad Salaad Taliyaha Xilka ka dagaya ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa maanta xarunta dhexe ee NISA ku soo dhaweeyay Taliyaha cusub ee Hey’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

Labada Taliye ayaa kormeeray  xarumaha kala duwan ee NISA iyaga oo u kuurgalay shaqooyinka ka socda sidoo kalana la kulmay saraakiisha iyo hawlwadeennada.

Sida qorshuhu yahay Maalinta berri ah ayey dhici doontaa Munaasabada Xil wareejinta oo lagu waday iney maanta dhacdo balse baaqatay sababo la xiriira cilado farsamo awgood.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Burburka Dayax-Gacmeed weyn oo laga digayo inuu ku soo hooban doono dhulka

Cabdi Cade

Shirkii Golaha Wadatashiga oo mar kale dib u dhacay iyo Villa Soomaaliya oo…

Cabdi Cade

Mashaariic ay Soomaaliya u balan qaaday Dowlada Qadar oo maanta la dhagax dhigayo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---