Allbanaadir.com
NEWS

Ismaaciil Ibrahim (Jundulah) oo isku dhiibay ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirro)

Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Al shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland

Ismaaciil Ibrahim Maxamuud (Jundulah) oo kamid ahaa al shabab ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka Jubaland ee ku sugan degmada Afmadow.

“Qaar badan oo ka mid ahaa Khawaarijta ayaa bilaabay in ay isaga soo cararaan duurka ay ku dulloobeen iyagoo garowsaday inay cafis weydiistaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladoodaba kana qoomameynaya ka mid noqoshadoodii Argagaxisada” ayaa lagu yiri war ka soo baxay nabad sugida Jubbaland.

Lama faahfaahin heerka darajada sarkaalkan mudadii uu ka tirsanaa kooxdaas iyo waxaa uu al shabaab u qaban jiray intii uu ka mid ahaa.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

 

Related posts

DF oo ka hadashay dagaalkii Wanlaweyn & Farmaajo oo qaatay go’aan cusub

Caydiid Ali

R/W Kheyre oo si adag ula xisaabtamaya Wasiirada Xukuumadiisa (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

(Sawirro) Wararkii u dambeeyey dhulgariirka Marooko iyo tirada dhimashada oo gaartay..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---