Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay dalka Turkiga (Sawirro)

Labo qof ayaa ku geeriyootay,  6 kalena wey ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay magaalladda Kocaeli ee Gobolka Marmara ee W/Galbeed dalka Turkiga.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Qaraxday Haanta Gaaska oo taallay Warshad ku taalla magaalladda Kocaeli oo ah magaallada ugu Wershadaha badan dalkaasi.

Baaritaano ayey Ciiddanka Boliska wadaan, si loo ogaado waxa sababay Shilkaasi iyo Khasaaraha Nafeed iyo mid Qalab ee ka dhashay.

Related posts

Soomaaliya oo loogu deeqay adduun lacageed oo gaaraya $710 Milyan oo dollar

Caydiid Ali

Puntland oo soo saartay qeylo dhaan & baaq deg deg ah

Caydiid Ali

Trump oo qorshe yaab leh u dejiyey dagaalka Xuutiyiinta

Caydiid Ali
Taboola Ads ---