Allbanaadir.com
HIRSHABELLEMUQDISHONEWS

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay shaqaaqadii maanta ka dhacday Belad-weyne

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Somalia Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa Baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Baladwayne ka dib shaqaaqadii maanta ka dhacday halkaas.

Qoraal ay caawa soo saartay Wasaarada arrimaha gudaha ayaa loogu baaqay waxgaradka iyo qeybaha bulshada iney ka shaqeeyaan nabada iyo xasioonida.

Shaqaaqada maanta ka dhacday Belad-weyne ayaa timid ka dib markii maleeshiyo uu horkacayo Jen. Abuukar Xuud ay fooda is dareen ciidamada Maamulka Hirshabelle, iyagoo ka soo horjeeday kulan maanta ay halkaas ku yeesheen Golaha Wasiirada maamulkaas kaasoo uu shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed.

Hoos ka akhriso qoraalka wasaarada oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cali Guudlaawe oo aqoonsi degmo siiyey degaan ka tirsan Hirshabelle (Sawirro)

Caydiid Ali

Dowlada Somalia oo si kulul uga hadashay qaraxii ka dhacay Woqooyiga Gaalkacyo

Caydiid Ali

Dayuuradaha Maraykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---