Allbanaadir.com
NEWS

Dugsiga Bilaal Islamic Online oo Bushaaro muhiim ah u haya Qurbojoogta Soomaaliyeed

Dhammaan Umadda musliminta meel kasta ay daafaha duniida ka joogaan ah waxa loogu bushaaraynaya dugsiga Bilaal Islamic Online ee barashada iyo xifdinta Qur’aanka Karimka uu qaadanayo arday cusub oo isugu jirta bilow, dhax dhaxaad iyo dhameestir.

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –

1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Haddaba qofki u baahan waxa uu iska qori karaa xafiisaka machadka Bilaal Islamic online ama iska Diwaan gali Telephon Numberkan WattsApp Imo ama Skype via this Number .

Tell:252634794983 Or via Skype id: Khaalidaxmed504

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Bangiyo waa weyn ku amray in maal galin ku sameeyaan Eeyaha Alabay !!

Cabdi Cade

Shacab iska wareejiyay Dhagxaan lagu xiray Wadooyin kuyaala Muqdisho (Daawo Sawiro)

Cabdi Cade

Ciidamada Jabuuti oo Dhoolatus ciidan ka sameeyay magaalada Baladweyne (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---