Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxda dalalka IGAD oo War Murtiyeed culus ka soo saaray xad gudubka Itoobiya

Madaxda Urur goboleedka IGAD oo meel uga soo wada jeestay xadgudubka dowladda Ethiopia ay ku sameysay madax banaanida dhuleed ee JFS.

Shir Madaxeedkii 42 aad eeĀ  Ururka Goboleedka IGAD oo maanta ka qabsoomay Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa Laga soo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ka kooban.

Madaxda IGAD ayaa isku raacay in lama taabtaan ay tahay Madax banaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxda ayaa soo jeediyey in Heshiis walba oo Soomaaliya lala galayo uu soo maro dowladda Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA IGAD

 

Related posts

Ciidanka Gorgor oo burburiyay Doon la sheegay in ay adeegsan jireen Al Shabaab

Cabdi Cade

Shir u dhaxeeya DF iyo dowlad goboleedyada dalka oo ka furmay Dhuusomareeb (Sawirro)

Cabdi Cade

Saddex Jaamacadood oo shir Caafimaad ku soo gebagebeeyey Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---