Allbanaadir.com
NEWS

Daawo: Wasaaradda A/Dibada su’aalo xasaasi ah laga weydiyay faragelinta Itoobiya

Guddiga Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Aqalka Sare isaga oo gudanaya Waajibkiisa shaqo, wuxuu maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiir dowlaha ahna Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS Mudane Cali Cumar (Balcad) iyo xubno kale oo la socday.

Guddiga ayaa Wasiirka wax ka waydiiyay heshiisyadii dowladda Soomaaliya ay la gashay Dowladda Itoobiya iyo halka ay marayaan miradhalka go’aannadii dowladda ee ka dhiidhinta xadgudubka Itoobiya ay ka wado Somalia iyo heshiiskii ay dhowaan la saxiixatay Somaliland.

HOOS KA DAAWO SU’AALAHA LA WEYDIIYEY WASIIRKA IYO JAWAABAHA

Related posts

Madaxweyne Putin oo ammar siiyay ciidamada Ruushka ee ku sugan xadka Ukrine

Cabdi Cade

Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii lagu hoobtay ee saaka ka dacay Muqdisho

Caydiid Ali

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulamo muhiim ah la qaatay Wasiirro Carbeed

Cabdi Cade
Taboola Ads ---