Allbanaadir.com
NEWS

DEG DEG: Deni oo mar kale ku guuleystay doorashada xilka Madaxweynaha Puntland

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey tirinta codadka wareega 3aad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ee ka socota magaalada Garowe oo uu mar kale ku guuleystay Saciid C/llaahi Deni

Musharax Deni ayaa taariikh cusub u dhigay doorashada Puntland, isagoo noqday Madaxweynihii ugu horeeyey Puntland ee la doorto labo xili oo isku xigta

LA SOCO FAAHFAAHINTA

Related posts

Golaha Amaanka ee QM oo fadhi deg deg ah ka yeelanaya xaalada Somalia

Caydiid Ali

Iran oo shaacisay War ka nixiyey dowladaha Maraykanka iyo Israel (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Gaarsiisay Isbitaalka Dhimirka Xabeeb (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---