Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maamulka Jubbaland oo digniin adag soo saaray ka dib boob lagu bilaabay..

Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-udhiska iyo Guriyaynta Jubbaland ayaa soo saartay wareegto ku saabsan Habraaca Maaraynta iyo Isticmaalka Dhulka danta guud ee Dowladda Jubbaland.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lppga digay heyadaha kale ee maamulka inaan la bixin karin dhul dan guud ah iyadoo aan lala tashan masuuliyiinta Wasaaradda.

Wararka qaar ayaa sheegaya in talaabadan ay tahay mid looga hortagayo dhul boob lagu hayo dhulalka danta guud ee magaalada Kismaayo kaasoo ay ku lug leeyihiin xubno ka tirsan isla maamulka halkaas ka arrimiya.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADDA

Related posts

Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku-xigeenka cusub ee Maamulka G/Banaadir

Caydiid Ali

Xubno lagu tuhmayo in ay katirsan yihiin Daacish oo la qabtay

Cabdi Cade

Nin doonayay inuu oohin ku noqdo caan oo si lama filaan ah aragga u beelay !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---