Allbanaadir.com
NEWS

Baarlamaanka Puntland oo kahor yimid guddigii uu magacaabay Siciid Deni iyo Khilaafka oo…

Qoraal goordhaw kasoo baxay guddoonka golaha wakiillada maamulka Puntland ayaa looga hor yimid guddiga xalinta khilaafaadka doorashada uu shalay magacaabay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Guddoonka golaha Wakiiladda qoraalka kasoo baxay ayaa lagu cadeeyay in guddiga xalinta khilaafaadka uu magacaabay madaxweyne Deni aysan qabaneyn doorasho hufan oo lagu kalsoonaan karo .

Baarlamaanka Puntland iyo madaxweyne Deni oo markii hore isku aragti ahaa ayaa kala booday, markii madaxweyne Deni lagu qasbay in doorasho qof iyo cod ah ka laabto, waxa uuna Deni isna diiday in baarlamaanka sannad muddo kororsi ah loo sameeyo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Wafdiga Somalia ku metelaya dacwada badda oo galay Maxkamada ICJ

Caydiid Ali

Abiy Ahmed oo la kulmay Siyaasi horey dil loogu xukumay

Cabdi Cade

Madaxweyne Siciid Deni oo Wareegto ku magacaabay la taliye cusub (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---