Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday is ticmaalka Khamaarka 1XBET

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday isticmaalka khamaasrka 1XBET ay si weyn ugu waasheen dhallinyarada Soomaaliyeed, kuwaa oo ku lumiyay lacago badan, sidoo kale u horseeday cunista lacago khamaar oo xaaraan ah.

Guiddiga qaran ee kahortagida lacag dhaqista iyo ladagaalanka maal-gelinta argagaxisa ayaa go’aamiyay in dalka laga mamnuuco 1XBET, waxa ayna sheegeen guddiga in khamaarka shareecada islaamka kahor imaanayo ,sidoo kale saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dalka.

Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu amray shirkadaha bixiya adeegga lacagta ee moobeelada iyo iyo cid kasta oo bixisa adeeg maaliyadeed in aysan la macaamili karin shaqsiyaadka iyo shirkadaha ku lugta leh khamaarka 1BET.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxwayne Xasan Shiikh “Hoggaanka dalka iyo DF waxaan u sheegayaa inay waantoobaan, caqligna usoo noqdo !!

admin

DEG DEG: Wasiirkii hore ee Arrimaha dibeda Itoobiya Seyoum Mesfin oo la dilay

Caydiid Ali

Axmed Canshuur Xasan oo Shaaciyay Sababta uu uga soo goostay Al Shabaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---