Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo shaqada ka eryey Mid ka mid ah wasiirada Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamud.

Qoorqoor ayaa faray Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Liibaan Cabdi Maxamed in uu sii wado howlaha wasaaradda.

Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Facebook ee madaxtooyada Galmuudug ayaa lagu shaaciyey talaabada xilka looga qaaday Wasiirka.

Lama cadeynin sababaha keenay xilka ka qaadista Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamud iyo waxa ay salka ku heyso

Related posts

Madaxweyne Xasan oo maanta tagaya xero ciidan oo kutaalla Koonfur Galbeed

Cabdi Cade

Sargaal katirsan Ciidamada AMISOM oo Soomaaliya ku sifeeyay Doofaar oo kale !!!

Cabdi Cade

Qoys ka kooban 11 qof oo dhamaantood isdaldalay & Warbaahinta caalamka oo hadal heysa (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---