Allbanaadir.com
NEWS

ATMIS oo War kasoo saartay dhacdadii ka dhacday Albaabka xarunta Xalane

War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ATMIS.

ATMIS ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay in nin toorey watay uu damcay in uu xoog ku galo xarunta Xalane uuna diiday in la baaro, waxa ayna sheegeen muran dhax maray ninkaasi iyo askari ilaalo ahaa sababay in ninkaasi toorey si xun ugu dhaawaco askariga.

Warka kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay in ciidankii ku sugnaa albaabka laga galo xarunta Xalane durba tallaabo ka qaadeen ninkii tooreyda weerarka ku geestay kuna dileen isla goobtaasi.

Qoraalka kasoo baxay ATMIS ayaa u qornaa sida tan:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Burcad hubeesan oo dhac u geesanayay dad Shacab ah oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Cabdi Cade

Turkiga iyo Shiinaha oo si adag uga hadlay Weerarka India ku qaaday Pakistan

Cabdi Cade

Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceel-Waaq oo lagu dhegan yahay loona diiday in la dhaariyo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---