Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xoghayaha Joogta ee Wasaarada Ganacsiga oo la magacaabay (Akhriso Digreeto)

Digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu magacaabay Xoghaye KMG ah ay yeelaneyso Wasaaradaasi.

Wasiir Maareye ayaa xoghayaha Joogtada Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha si KMG ah ugu magacaabay Cabdicasiis Ibraahim Aadan, waxaana xilkan Xoghayaha joogtada horey uga geeriyooday Abuukar Daahiye.

Halkan ka Akhriso Digreetada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

War-Murtiyeed ka soo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo & dhigiisa Ugandha (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo: Maxay tahay Qisada mudan in lagu cibro qaato ee qabsatay Nebi Aadam CS?

Caydiid Ali

Wasiir Fiqi oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Uganda

Cabdi Cade
Taboola Ads ---