Xaaf oo jawaab culus ka soo saaray baaqii ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Madaxda Galmudug ay isugu yimaadaan shir degdeg ah oo 24-ka bishan ka dhici doona Madaxtooyada Soomaaliya, si loo xaliyo khilaafka u dhaxeeya.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in aanay jirin Madax Galmudug oo iskhilaafsan, wixii ka dambeeyay 18-kii bishan September, isla markaana mushikadaha ka jiray Galmudug ee siyaasadeed iyo amni ay ahaayeen kuwo la abuuray oo laga soo maleegay Madaxtooyada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka madaxweyne Xaaf oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -