Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dagaal dhexmaray Xoogag ka wada tirsan Al-shabaab & Wasiir war ka soo saaray

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal la sheegay inuu maanta Al-shabaab ku dhexmaray degaanka Moodo Moodo ee gobolka Bay.

C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in dagaalkaas uu dhexmaray ciidamo kala taabacsan labo sarkaal oo ka wada tirsan Al-shabaab.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASIIRKA EE LAGU FAAHFAAHIYEY DAGAALKA

Moodo Moodo ayey Khawaarij maanta Isku leysey 2 Amiir oo ayaa ka mid ah kuwa bakhtiyey sababtuna deegaankaaga cuntada ka jar keygana u daa.

Cilmiga Khawaarijta waxaa ka mid ah deegaanada KGS hala cunaqabateeyo oo yuusan gaari gelin isla gawaaridaas Gobol kale ha aado.

Waa yaabe wiilasha Khawaarijta ee ka soo jeeda Koofur Galbeed wax ma fahmaan miyaa.

Waxaa kaloo culuumtooda ka mid ah shirkad hebel oo isgaarsiinta ka tirsan yaan shidaal u tagin lana shidin isla anteeno kale oo ka taagan agteeda hala isticmaalo oo ha shidnaato.

Dadka Soomaaliyeed oo qaldaayaan kuna shaqeysanaayaan dhiig ma lahan miyaa waa yaabe

Naar hoobi galaasang tiinbada, laaya kuwa raba iney ayeeyooyinkiina baahi ku dilaan.

Anagana shaqadeena waa idinka qabsaneynaa idanka Ilaahey.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo cabanaya (Akhriso)

Cabdi Cade

Xamaas oo shaacisay iney nolol ku qabatay askar ka tirsan ciidanka Israel

Caydiid Ali

Qisadii Mucjisada laheyd & Xukunka iyo Cilimiga u lahaa Nabi Daud (Caleyhi Salaam)

admin
Taboola Ads ---