Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoor Qoor oo caawa magacaabay Wasiirro cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa caawa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya golaha Wasiirrada maamulka Galmudug.

Wasiirrada uu caawa magacaabay madaxweynaha Galmudug ayaa isugu jira wasiirro, wasiiru dowlayaal iyo wasiir kuxigeeno, waxaana wasiirradan lagu bedelay wasiirro hore oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xasan Sheekh oo ka ka Jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Cabdi Cade

Xildhibaankii Ugu horeeyay oo si adag uga hadlay Kufsigii iyo Dilkii ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Nin isku qarxin rabay Munaasabad ka socotay Guriceel oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---