Allbanaadir.com
NEWS

Somaliland oo ka digtay halis ku soo wajahan gobolada Sanaag, Sool & Togdheer

War kasoo baxay Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in degaanada gobolada Sanaag, Sool iyo Togdheer ay ka di’i doonaan roobab xoogan oo sababi kara daadad soo rogmada oo geysan kara dhibaatooyin.

“Dhamaadka bishan aynu ku jirno ee April 2023, roobab aad u badan ayaa ka di’i doona inta badan gobollada Barriga ee Somaliland, sida;  Sanaag, Sool iyo Togdheer roobabkaas oo cabirkoodu gaadhayo 50mm — 150mm,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland

HOOS KA AKHRISO QORAALKA SOMALILAND.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Shiinaha oo Tijaabiyay Gantaal aan horey loo arag iyo Mareykanka oo si weyn uga naxay !

Cabdi Cade

Hogaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna oo si diiran loogu dhoweeyey Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah ku aaday dalka Imaaraadka Carabta

Cabdi Cade
Taboola Ads ---