Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Somaliland oo afar arrin ka Mamnuucday Warbaahinta madaxa banaan (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa amaro iyo xanibaado cusub ku soo rogtay warbaahinta ka howlgasha halkaas.

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda waffaafinta Somaliland ayaa warbaahinta madaxa banaan looga mamnuucay wax lagu tilmaamay doodaha wax u dhimaya anshaxa guud ee bulshada sida kuwa dhiirigelinaya caasi waalidka, doodaha sharaf dhaca ku ah haweenka iyo arrimaha qoyska iyo kuwa abuuri kara khilaafaadka diimeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Related posts

Dadka kasoo horjeeda Axmed Madoobe oo lagu tilmaamay Al Shabaab oo kale

Cabdi Cade

Duqii hore ee Muqdisho oo dhiiro galin u sameeyay Ciyaartoyda Qaranka Somalia (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Ayatollah Ali Khamenei oo Farriin adag u diray Cadawga Iran kana digay afgembi

Cabdi Cade
Taboola Ads ---