Allbanaadir.com
NEWS

Rugaha Ganacsi ee saddex dowlad Goboleed oo beeniyay Warqad warbaahinta lagu baahiyay

Rugaha ganacsiga ee maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, iyo Koonfur Galbeed ayaa qoraalo ay soo saareen waxa ay waxbo kama jiraan ku tilmaameen warqada sumadeedu tahay RGQ/001 kuna taarikheysan 06/03/2023, taasi oo kaso baxday Shaqsiyaad sheeganaayo in ay katirsan yihiin rugaha ganacsiga dowlad goboleedyadan.

Qoraalo ay soo saareen rugaha ganacsiga saddexda dowlad goboleed waxa ay ku cadeeyeen in aysan waxba ka socon warqada lasoo saaray ee lagu baahiyay warbaahinta, waxa ayna tilmaameen shaqsiyaadkaasi in aysan xubno ka aheyn rugaha ganacsi ee ka jira maamuladooda.

Halkan ka akhriso Qoraalada kasoo baxay rugaha Ganacsi ee saddexda maamul goboleed

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo muddeysay xilliga ciidanka Itoobiya ka baxaan Soomaaliya

Cabdi Cade

Kenya oo Soomaaliya soo galisa Waxyaabaha Qarxa Taas oo Dabada Ku Wataa Dembiyo-Dagaal

Cabdi Cade

Eedeysaneyal si lama filaan ah loogu dhex dilay Maxkamadda Magaalada Jowhar

Caydiid Ali
Taboola Ads ---