Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Milateriga Somalia oo ka hadlay rasaas laga maqlay xerada Jen. Goordan (Akhriso)

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa beeniyey hadal-heyn ka dhalatay rasaas saacadihii la soo dhaafay laga maqlay xerada Jen. Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan ciidamadii tababarka ku soo qaatay dalka Eritrea.

Qoraal ka soo baxay taliska ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar baraha bulshada la isla dhexmarayey oo sheegayey in ciidamada halkaas ku xareysan ay gadood sameeyeen dagaalna galeen.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA CIIDANKA XDS

Related posts

Macalimad si ay Ardaydeeda u jecleysiiso Wax-barashada Fasalka uga dhigtay Mid Ashqaraar leh! (Sawirro)

Cabdi Cade

Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi oo Faraska Nabada Gudoonsiiyay R/W Rooble (Sawirro)

Cabdi Cade

Qoor Qoor oo digniin adag u diray Musharaxiinta kasoo horjeeda

Cabdi Cade
Taboola Ads ---