Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Cali Guudlaawe oo soo saaray wareegto Ma’suul cusub lagu magacaabay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Cabdi Aadan Muudey u Magacaabay Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Federaalka Dowladda Hirshabeelle.

Magacaabistan ayaa timid ka dib wareegto ka soo baxday xafiiska adaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  oo sidan hoose lagu bilaabay:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Puntland oo shaacisay qeybtii labaad ee doorashada kuraasta Golaha shacabka

Caydiid Ali

(Sawirro) Baroordiiq loo sameynayo dad 150 ka badan oo ku dhintay shil ka dhacay..

Caydiid Ali

Golaha Amaanka oo kulan gaar ah ka yeeshay Xaalada Soomaaliya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---