Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo booqday Deegaano Al Shabaab laga saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa booqday deegaannada Mabaax iyo Ceel qooxle oo dhowaan laga xoreeyay kooxda Al lshabaab.

Madaxweynaha ayaa kormeeray deegaanadaan oo ay ka muuqdaan raadadka gumeysiga cadowga, isagoo halkaas kula hadlay boqolaal ciidamada dib u xureynta deegaanka ah ee khawaarijta ka saaray deegaannadaan.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay guulaha muhiimka ah ee ciidamada dib u xueynta ka soo hoyeen dagaalada lagula jiro Al Shabaab, waxa uuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la dhameystiro kooxdaan gabalkoodu sii dhacayo ee u taagan xasuuqa iyo baabi’inta umadda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Toogasho ka dhacday labo magaalo oo kutaala Mareykanka (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo si heer sare loo soo dhaweeyay

Cabdi Cade

Soomaaliya oo laga cafiyay lacag ka badan Hal Bilyan oo Dollar (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---