Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) DF oo shaacisay geerida hogaamiye ka tirsan Al-shabaab oo bil ka hor la dhaawacay

Dowlada Somalia ayaa sheegtay inuu geeriyooday hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab kaasoo bil ka hor ku dhaawacmay howlgal bil ka hor ciidamada DF ka fuliyeen degaano ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho.

Maxamed Xassan Cumar (Abu Cabduraxmaan) oo ahaa Gudoomiyaha Al-Shabaab ugu magacownaa gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe oo lagu daweynayey sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Somalia.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDEKA OO DHAMEYSTIRAN

Related posts

Qaraxyo xoog leh oo ka dhacay Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Caydiid Ali

Qarax ka dhacay guri ay degan yihiin saraakiil & Masuuliyiin xilal ka soo qabtay dowlada Somalia

Caydiid Ali

Somaliland oo shaacisay in ay dib ugu soo laabatay masraxa Caalamiga ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---